DAAWO;-Sidee Ayay U Ciideen Bukaanada Qaba Xanuunka Coronavirus Iyo Dhakhaatiirta Daawaynaysa Ee Muqdisho?
May 23, 2020 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Dadka qaba xanuunka coronavirus ee dhaqan magaalada muqdisho iyo dhakhaatiirta daawaynaysa ayaa maanta ciiday iyagoo qaab gaar ah umuujiyay farxada munaasibada Ciidul Fidriga