DAAWO;-Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Taageerayna Hadalkii Madaxda Dhaqanka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Taageerayna Hadalkii Madaxda Dhaqanka,
May 17, 2020 - Written by Editor:

 Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley  Oo Wax  Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal  Wasiirka Isgaadhsiinti Ugu Jawaabay Madax Dhaqameedka Gobolka.

GABILEY(W,N)- Sheekhul baladka gobolka  gabiley Sheikh Ciise Sheikh Muxumed Warsame ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi iyo wasiirka isgaadhsiinta iyo technoolajiyada oo isagu ujawaabay madaxdhaqameedka gobolka gabiley oo saluug ka muujiyay deeq gudida ka hortaga coronavirus uqoondeeyay shacabka ku dhaqan gobolka gabiley.

Sidoo kale sheikh ciise ayaa ayaa taageeray hadalkii kasoo yeedhay madax dhaqameedka gobolka gabiley iyo maamulka degmada gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS