|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Taageerayna Hadalkii Madaxda Dhaqanka,
May 17, 2020 - Written by Editor:Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Wasiirka Isgaadhsiinti Ugu Jawaabay Madax Dhaqameedka Gobolka.GABILEY(W,N)- Sheekhul baladka gobolka gabiley Sheikh Ciise Sheikh Muxumed Warsame ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi iyo wasiirka isgaadhsiinta iyo technoolajiyada oo isagu ujawaabay madaxdhaqameedka gobolka gabiley oo saluug ka muujiyay deeq gudida ka hortaga coronavirus uqoondeeyay shacabka ku dhaqan gobolka gabiley. Sidoo kale sheikh ciise ayaa ayaa taageeray hadalkii kasoo yeedhay madax dhaqameedka gobolka gabiley iyo maamulka degmada gabiley HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Si Diiran Loogu S... “Raali Galin Buuxda Ayaa Looga Fadhiyaa Madaxweyne Biixi Khudbadiisii Degmada Agabar…”Fariin Toos ah... Maxaa ka Jira In Nashqada Pyramid-ka Laga Maan Guuriyay Buuraha Naaso-hablood Ee Hargeysa Xiligii Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|