|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraa Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Marxalada Ay Somaliland Marayso Iyo Baaqii Shacabka Ee Dhalinyarada Jsl.
May 20, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraa cabdilaahi wayab oo kamid ah rugcadaayada somaliland ee dhinaca warbaahinta mudo dheer usoo joogay marxaladihii ay soo martay somaliland wakhtigana ah afhayeenka wasaarada warfaafinta somaliland ayaa ka hadlay arimo door iyo aragtida baaq dhawaan ay soo saareen kooxo dhalinyaro ah oo reer somaliland Dhanka kale qoraa wayab ayaa laba qodob oo muhiim ah kusoo jeediyay shacabka somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Inay Wadanka Ka Taliyaan Dawlado Is Barkan Oo Midiba Gaarkeeda ... DAAWO; Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Weedhihii Laga Jeed... War-Deg-Dega-Daawo: War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Koomiishanka Iyo Xisbiga Waddani+Tirintii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|