DAAWO;-Qaarkamid Ah Culimada Magaalada Tog Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Hawglada Ay Ciidanka Boolisku Ku Gubayaan Qaadka.
May 4, 2020 - Written by Editor:
TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah culimada ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka degmada tog wajaale ayaa soo dhaweeyay hawlgalada ay ciidanka wajaale kula dagaalamayaan qaadka oo xukuumada Somaliland mudo joojisay in uu dalka soo galo.