DAAWO;-Muuqaalka Banka Wajaale Ee Xiligan Oo Roobabkii Sifiican Uga Curteen Iyo Bilicda Lo,da Oo Barqanaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Banka Wajaale Ee Xiligan Oo Roobabkii Sifiican Uga Curteen Iyo Bilicda Lo,da Oo Barqanaysa.
May 11, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Banka wajaale oo kamid ah meelaha ugu quruxda  badan Gobolka gabiley ayaa  xiligan ah mid barwaaqo ah oo raxmaadkii Eebe Sifiican ugu da,een roobabkii guga ayaa wakhtigan ah mid nimcadii eebe sifiican ugu da,ay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BANKA WAJAALE OO LODU SIFIICAN UBARQANAYSO;

 

COMMENTS
LINKS