DAAWO;-Masaajid Ku Yaal Magaalada Hargeysa Oo Joojiyey Tukashada Saaladaha TarawiixdaIyo Taajudka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masaajid Ku Yaal Magaalada Hargeysa Oo Joojiyey Tukashada Saaladaha TarawiixdaIyo Taajudka.
May 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Masaajid  ku yaala magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada daami ee degmada gacan libaax ayaa  shaaciyay in ay joojiyeen tukashada salaadaha taraawiixda iyo taajudka iyaga oo u hogaansamaya go,aamadii kasoo baxay xukuumada iyo wasaarada diinta iyo awqaafta jsl ee la xidhiidhay kala fogaanta bulshada si looga hortago xanuunka coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS