|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxweynaha Jsl Oo Sheegay In Talaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaadi Doono Dugsiyadii Jabiyay Go’aankii Lagu Xakamaynayay Xanuunka Covid19.
May 10, 2020 - Written by Editor:“Ardayda meel la isuguma keenayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, dadka meel laguma ururinayo dhakhtarrada oo fasaxa mooyaane, qofkii sidaas sameeyaana waxa uu lamid yahay ka qaadka la joojiyey keena oo kale ee sharciga jabiyey, qofkii sharciga jabiyana tallaabaa laga qaadayaa.”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargeysa Ee Gee... Dablay Hubaysan oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda oo OMAAR Leedahay Ka Af-duubtay Bariga Magaalada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|