|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Dadka Danyarta Ee Ku Nool Magaalada Jig Jiga.
May 20, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Ismaamulka somalida ee itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (mustafe cagjar) Oo Ay weheliyaan wafti ka socda xisbiga PP ee Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa kulan afur ah la qaatay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalo madaxda ismaamulka somalida ee Jig jiga. Madaxwayne mustafe cagjar iyo masuuliyiinta ka socday xisbiga heer fadaraal ee dalka itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada afur sharafeedkan; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaad... DAAWO;-Marwo Haboon Laanta Bari Oo Sheegtay In Aan Cidi Somaliland Ka Mustaafurin Karin Iyo Sobobta ... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Si Deg-deg Ah Caawa Uga Soo Guureeyay Magaalada Burco Iyo Xaalada Gol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|