|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Dadka Danyarta Ee Ku Nool Magaalada Jig Jiga.
May 20, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Ismaamulka somalida ee itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (mustafe cagjar) Oo Ay weheliyaan wafti ka socda xisbiga PP ee Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa kulan afur ah la qaatay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalo madaxda ismaamulka somalida ee Jig jiga. Madaxwayne mustafe cagjar iyo masuuliyiinta ka socday xisbiga heer fadaraal ee dalka itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada afur sharafeedkan; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Sheegay In Hoos U Dhac Wayni Ku Yimi Dhoofkii Xoolaha Somalila... Ganacsade Xasan Ibraahim Geele Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Jidka Halbowlaha Ee Magaalada Wajaale O... Gudoomiye Cirro Oo Sharaxay Sobobta Uu Uwareejinayo Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Ujeedooyinka Uu Uga Dan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|