DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Taariikhda Somalida Itoobiya Iyo Aragtida Ururka TPLF. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Taariikhda Somalida Itoobiya Iyo Aragtida Ururka TPLF.
May 29, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe muxumed cumar ayaa ka hadlay taariikhda iyo somalida ka dhacay itoobiya iyo sida ay usaameeyeen dhulka somalida

Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa ka hadlay aragtida ay aaminsan yihiin TIGREEGU Oo uu sheegay in ay somadi ku yidhaahdaan dad ayaanu idinka dhignay balse waxaase aanu jirin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/xnnfdkri8MQ

COMMENTS
LINKS