|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ku Gacan Saydhay Raashin Faro Guud Ah Oo Gudida Ka Hortaga Covid19 Uqorshaysay Gobolka.
May 12, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ku hadlaya Afka shacabka Gobolka gabiley ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran gobolka gabiley uqoondayso 2000kun oo qoys raashinkood taasi oo aan ahayn wax ay aqbalayaan reer gabiley Sidoo kale maayarka gabiley ayaa sheegay in gudida covid19 ay qaadeen wadadii haayada aafooyinka e faysal cali sheikh hormoodka ka yahay halkii ay la martay raashinkii dadka loogu talo galay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Khataraha Ka Dhalan Kara Roobab Waawayn Oo Lafilayo Inay Ka Da,aan So... Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidr... Dawladda Kenya Oo Soo Magacowday Wakiillada Xafiiskeeda Hargeysa Oo La Furayo Iyo Warbaahinta Kenya ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|