|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay In Ay Rarayaan Bacadlayaasha Waheen Iyo Gobonimo Sobobo La Xidhiidha Xanuunka Coronavirus.
May 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa shaaciyay in ay rarayaan bacadlayaasha magaalada hargaysa ee waaheen iyo gobonimo isagoo yeeshay in loo rarayo sobobo la xidhiidhka badqabka shacabka ee xanuunka coronavirus awgii Sidoo kale maayarka caasimada ayaa ka hadlay qorsha ay maamul dawlada hoose ahaan ay ka leediyiin xaafadaha isku raranta ah ee state house iyo daami HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ku Simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Kormeer Shaqo Kusoo Maray Qaar Kamid Ah Xarumaha Hay’ad... DAAWO: Hees Cusub Oo Loo Sameeyay 18 May Oo Haatan Daawaha Laga Soo Qaaday IYO kooxdii Xulka Qarniga Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Sheegay In Dastuurka Somaliland Aanu Ogolayn In Qaar Ka Mid Ah Golaha W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|