|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaash Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay 143 Qoys Oo Degan Kaamka Qalax.
May 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Hayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kaashanaysa hayada SOS ayaa maanta waxa ay Raashin uqaybisay 143 qoys oo ku dhaqan kaamka deegaanka qalax ee foonfurta magaalada Hargaysa. HARGAYSA(W,N)- Qoysaskan oo ku nool kaamka barakaca Qalax ee koonfurta magaalada hargaysa ayaa raashinkan la siiyey uu ahaa mid dhamaystiran waxaani ka koobnaa noocyada kala duwan ee raashinka sida Sonkor, bariis ,daqiiq, saliid ,biinis, shaah iyo timir. Ugu Horayna waxa halkaasi uga mahad naqay dadka dayrata aha ee ku nool kaamka qalax. Sidoo kale waxaa deeqdan raashinka ee la gaadhsiiyay qoysaska ku dhaqan kaamka qalax waxa ka hadlay Agaasimaha Waaxda Barakacayaasha Ee Hayada Qaxoontaga Maxamud yuusuf cali waxaanu u mahad naqay hayada Sos oo aanay ahayn markoodii u horaysay ee ay kaalmo ka gaystaan kaamamka barakacayaasha Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidamada Booliska Jsl Oo Xabsiga U taxaabay Cabdiraxmaan Yuusuf Cali, Oo U Sharaxan Golaha Deegaank... Daawo:Xuska Sanadguuradii 23aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Qaranka Oo Maanta Laga Xusay ... Rabshado Caawa Ka Dhacay Magaalada Caynabo Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|