DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dib Usixid Ku Sameeyay Hadal Uu Maanta Cid Gaar ah Ku Duray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dib Usixid Ku Sameeyay Hadal Uu Maanta Cid Gaar ah Ku Duray.
May 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal ayaa dib usixid usameeyay hadal oo isla maanta yidhi oo uu ku weeraray gudoomiyaha golaha baarlamaanka somaliland baashe kuna xidhiidhiyay qaab qabiilaysan madaxwayne kuxigeenka punthland

Sidoo kale gudoomiye fasal ayaa sheegay in aan isaga iyo beelaha dhulmahante laysku diri Karin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS