DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwayne Deni Ugu Baaqay In Uu Soo Eryo Ku Xigeenkiisa,Eedana Ujeediyay Gudoomiye Baashe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwayne Deni Ugu Baaqay In Uu Soo Eryo Ku Xigeenkiisa,Eedana Ujeediyay Gudoomiye Baashe.
May 28, 2020 - Written by Editor:

“Madaxwayne Deniyow Iska Soo O Eri Axmed Karaash Waxa Uu La Mid Yahay Baashe-haa Na Dhex Fadhiya, Ee Lacagta Uun Cunaya” Faysal Cali Waraabe

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid fasyal cali waraabe ayaa su qabyaaladaysan uweeraray madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka punthland iyo gudoomiyaha baarlamaanka somalland oo uu sheegay in labadoodu dheeraad ku yihiin punthland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS