DAAWO;-Diyaarada Air Jabuuti Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Keentay 29 Qof Iyo Goobaha Lagu Kaaraantinimeeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Diyaarada Air Jabuuti Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Keentay 29 Qof Iyo Goobaha Lagu Kaaraantinimeeyay.
May 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee caasimada somaliland kasoo dejisay 29 qof oo reer somaliland ah oo ku xanibnaa dalkeeda.

Xukuumada somaliland ayaa 29qof galisay kaaraantiin 14 cisho kuwaasi oo la geeyay qaarkamid ah huteelada magaalada hargaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS