DAAWO;-Dadwayne Ka Cabanaya UNHCR Oo Cabasho La Hortagay Xafiiska Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwayne Ka Cabanaya UNHCR Oo Cabasho La Hortagay Xafiiska Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl.
May 30, 2020 - Written by Editor:

Gudoomiye Xinif Oo  fariin La Xidhiidha  Cabashada Dadka Qaxoontiga Ajaanibka Ah Udiray Haayada UNHCR.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadka Qaxoontiga  ajaaniba ee ku dhaqan magaalada hargaysa ayaa cabasho ay kaqabaan la hortagay xafiiska haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ee somaliland.

Dadka ajaanibka ah ayaa sheegay in haayada unhcr ka musuq maasuqday deeqo la siin jiray dadkan xaqoontiga ah

Dhanka kale gudoomiyaha haayada xaqoontiga iyo barakacayaasha ayaa ka hadlay cabashada dadka xaqoontiga ajaanibka ah isagoo dhaliilo culus  ujeediyay haayada unhcr oo uu sheegay xataa in ay ugacan dhaafeen diwaan galinta dadka xaqoontiga ku ah somaliland isagoo sheegay in ay jawaab deg deg ah ka sugayaan madaxda haayada unhcr.

HALKANKA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS