DAAWO;-Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Aw Barkhadle Oo Kasoo Horjeestay In Xukuumadu Ukeento Dadka Qaba Coronavirus, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Aw Barkhadle Oo Kasoo Horjeestay In Xukuumadu Ukeento Dadka Qaba Coronavirus,
May 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka aw barkhadle oo duleenka hargaysa aya kasoo horjeestay in xukuumada iyo gudida ka hortaga coronavirus dadka uu soo rito xanuunkaasi lagu daweeyo deegaankooda.

Dadwaynaha ayaa xukuumada ugu baaqay in ay arintaasi dagaal ka xigaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS