DAAWO;-Ayax Ka Dilaacay Deegaanka Salaxlay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ayax Ka Dilaacay Deegaanka Salaxlay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada Jsl.
May 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Deegaanka salaxlay ee gobolka hawd ayaa waxaa ka dilaacay ayax koron koro ah kaasi oo faro baas ku haya dalaga.

Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka salaxlay ayaa fariin udiray xukuumada Somaliland .

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS