HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada somaliland maxamed cali bile ayaa ka hadlay muran dhul oo udhexeeya madaxwayne muuse biixi iyo qoysas danyar ah oo degen buurta kala jeexan
Agaasime maxamed cali bile ayaa sicad udifaacay sheegashada qoyska biixi ee lahaanshaha dhulka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;