DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Asluubta Jsl Gen fooxle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Asluubta Jsl Gen fooxle.
May 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay taliye kuxigeenkii ciidanka asluubta gen marxuum fooxle oo xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa.

Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qaybagalay taliyayaasha ciidamada kala duwan ee jsl wasiiro katirsan xukuumada iyo shacabka ku dhaqan caasimada Hargaysa’.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS