DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ganacsade Bildhaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ganacsade Bildhaan.
May 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha Unaxariistee waxaa maanta Magaalada Hargaysa Aas qaran loogu sameeyay Maxruum/ganacsade mMaxamed Ismaaciil Bildhaan oo kamid ahaa Odoyaasha magaalada hargaysa mudo dheerna ku dhex jiray arimaha ganacsiga doorar kala duwan kasoo qaatay dib udhiskii jamhuuriyada Somaliland.

Aaska Marxuum Bildhaan ayaa waxaa ka qaybgalay xubno katirsan xukuumada somaliland madaxda xisbiyada mucaaridka iyo bqolaal kamid shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS