DAAWO;-32Sano Kadib Caawa Oo Kale Iyo Gudo Galkii SNM Ee Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-32Sano Kadib Caawa Oo Kale Iyo Gudo Galkii SNM Ee Magaalada Burco.
May 27, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-32sano ayaa kasoo wareegtay caawa oo kale 27MAY 1988 markii jabhadii SNM soo gashay Gudaha magaalada burco oo wakhitgaasi ay haysteen ciidamadii taliskii Siyaad bare kuwaasi  oo dagaal qadhaadhi dhexmaray halyayadii Xoreeyay gayiga somaliland SNM.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN KA HADLAY GUDO GALKII SNM EE MAGAALADA BURCO IYO DEGAANO KALE OO KATIRSAN SOMALILAND;

 

 

 

COMMENTS
LINKS