Ciiidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Gubay Qaad Dalka Sharci Daro Lagu Soo Galinayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciiidanka Booliska Gobolka Gabiley Oo Gubay Qaad Dalka Sharci Daro Lagu Soo Galinayay.
May 8, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Ciidanka booliska gobolka gabiley ayaa qabtay  qaad kotoro baan lagu soo galinayay dalka kaasi oo ay ku gubeen goob fagaare ah.

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa la wareegay gaadiidkii ay ku qabteen jaadku/

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS