Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Dad Shacabka Ah Oo Xalay Ciidanka Boolisku Ku Dileen Balli-Gubadle | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Dad Shacabka Ah Oo Xalay Ciidanka Boolisku Ku Dileen Balli-Gubadle
May 1, 2020 - Written by Editor:

BALAY GUBADLE(W,N)Ciidamada booliska oo habeenkii xalay ahaa ku raad joogay gaadhi siday qaad ay rasaas ay fureen ku dilay laba qof kuwaasi oo halkaasi ku geeriyooday halka hal qof oo kalena u gaadh ambalance kani uu gudaha balaygubadle ku jiidhay kaasi oo isna goobtii ku geeriyooday

Badhasaabka gobolka hawd ayaa faah faahin ka bixiyeen sidii wax udhaceen,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS