Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Meel Mariyay Dib U Dhigida Doorashada, Xili Ay Siyaasiyiin Badani Kasoo Horjeedaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Meel Mariyay Dib U Dhigida Doorashada, Xili Ay Siyaasiyiin Badani Kasoo Horjeedaan.
May 5, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)- Baarlamaanka dalka itoobiya ayaa fadhi ay yeesheen ku meel mariyay dib udhigista doorashada dalka oo ay sobobeen dib udhaceega xanuunka coronavirus oo dunida saameeyeen.

Sidoo kale siyaasiyiin badan oo hogaamiya xisbiyada mucaaridka ee dalka itoobiya ayaa iyagu kasoo horjeeda dib dhaca doorashada iyagoo ku doodaya in aanay xukuumada raysal wasaare Abiy Axmed sharci ahayn dastuurka dalkuna uu dhigayo in la kala diro golaha baarlamaanka dalka itoobiya oo hoos udhigaysa awooda raysal wasaaraha dalka itoobiya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS