Baaq Shacab Oo Ay Soo Saareen 90 Kamid ah Muwaadiniinta Somaliland Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baaq Shacab Oo Ay Soo Saareen 90 Kamid ah Muwaadiniinta Somaliland Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi.
May 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Baaq Shacab oo ay ku sexeexan yihiin 90 xubnood oo kamid ah dhalinyarada iyo haldoorka muwaadiniinta shacabka  Somaliland ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha Somaliland iyagoo walaac xoogan ka muujiyay xaalada somaliand ee wakhtigan.

Halkan kaga bogo baaq shacab oo ay ku sexeexan yihiin 90 muwaadin iyo Qodobo ay madaxwayne biixi usoo jeediyeen;

COMMENTS
LINKS