Askar Katirsan Ciidanka Dalka Kenya Oo Daad Qaaday Iyo Tirada Ku Dhimatay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askar Katirsan Ciidanka Dalka Kenya Oo Daad Qaaday Iyo Tirada Ku Dhimatay
May 1, 2020 - Written by Editor:

Nairobi(W,N)8 Askari Oo katirsan ciidamada dalka kenya ayaa Waxaa Qaaday Daad Kasoo Rogmaday roobab laxaadle oo ka da,ay dalkaasi kuwaasi oo dhaam Geeriyooday.

Sidoo kale daadadkan ayaa khasaare kala soo gaadhsiiyay ciidanka dalka kenya oo kaasi oo ah mid hantiyeed

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS