Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay 3Qof Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus +Gobolada Ay Ku Sugan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay 3Qof Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus +Gobolada Ay Ku Sugan Yihiin.
April 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka jsl ayaa shaacisay sedex kiis oo cusub oo ah xanuunka coronavirus kuwaasi oo sedexda qof ee laga helay laba mid ah joogaan magaalada hargaysa halka qofka sedexaad uu joogo gobolka awdal magaalada boorama

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/87ArpDaHS10

COMMENTS
LINKS