|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Cashuur Dhimis 20% Raashinka Iyo Agabka Caafimaadka.
April 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland sacad cali shire ayaa shaacisay cashuur dhimis xukuumadu usamaynayso ganacsada soo dejisa alaabooyinka daruuriga ah Wasiir sacad ayaa sheegay in boqolkiiba 20% laga dhimayo cuntooyinka sida daqiiqda, sonkorta, bariiska, baastada iyo agabka caafimaadk Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa shaacisay dhowr sanduuq oo xukuumadu dhaqaale ku shubayso si dadka danyarta looga taakulooyo shacabka uu saameeyey covid19 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha JSLMudane Axmed Silaanyo, Oo Xafiiskiisa kula kulmay Aqoon-yahanka iyo wax garadka gobo... Daawo:Baashe Cabdi Gaboobe Oo Ka Hadlay Doorkii Uu Ku Lahaa Guusha Xisbiga Kulmiye Ku Fuulay Kursiga... DAAWO; Gudoomiye Ciro Oo Dalka Lagu soo Dhaweeyay Kana Hadlay Socdaalkiisa Dalka Etoobiya Muxuuse ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|