Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Awood Ulahayn In Ay Joojiso Qaadka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Awood Ulahayn In Ay Joojiso Qaadka!
April 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarad warfaafinta jsl oo sheegay in wixii hada ka danbeeya cidii looga shikiyo coronavirus  lagu baadhi doono dalka gudihiisa

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ka hadlay sobobta ay ujooji waayeen diyaarada itoobiya iyo qaadka ka yimaada isla itoobiya ka soo gala somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS