Wasiirka Muumin Oo Beeralayda Dalka Ugu Baaqay In Ay Kor Uqaadaan Wax Soo Saarka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Muumin Oo Beeralayda Dalka Ugu Baaqay In Ay Kor Uqaadaan Wax Soo Saarka.
April 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada beeraha jsl ayaa ka hadlay wakhti roobaadka iyo daaalada looga baahan yahay beeralayda reer Somaliland

Dhanka kale wasiir muumin ayaa madaxdhaqameedka ugu baaqay in ay fara kala baxaan siyaasada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS