|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Katirsan Xukuumada Djibouti Oo Mushaharkiisa Sannadkan Ugu Deeqay La Dagaallanka Covid_19
April 2, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Wasiirka maaliyadda Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa mushaharkiisa sannadkan ugu deeqay la dagaalanka cudurka Covid_19 ee dunida ku habsaday. Wasiir Ilyaas, ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada ka dhanka ah cudurkaas ee ka socda Djibouti. Talaabadan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay shacabka Djibouti iyo wasaaradda caafimaadka ee dalkaas oo sameeyay qorsheyaal tiro badan oo lagaga hortagayo xanuunkaas.
Related posts:Daawo-Khudbadii Madaxweyne-ku-xigeenka shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekedda Berbera, Mr. S... Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga Aha Ee ka socday Somaliland Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Magaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|