|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Katirsan Xukuumada Djibouti Oo Mushaharkiisa Sannadkan Ugu Deeqay La Dagaallanka Covid_19
April 2, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Wasiirka maaliyadda Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa mushaharkiisa sannadkan ugu deeqay la dagaalanka cudurka Covid_19 ee dunida ku habsaday. Wasiir Ilyaas, ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada ka dhanka ah cudurkaas ee ka socda Djibouti. Talaabadan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay shacabka Djibouti iyo wasaaradda caafimaadka ee dalkaas oo sameeyay qorsheyaal tiro badan oo lagaga hortagayo xanuunkaas.
Related posts:DAAWO;-Maayarka Casimadda Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Wadadda Cusub Ee Dawlada Hoose Ka Hirgalinays... War Deg-Dega:M/waynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Gobolada Bariga Somaliland Xili ay Isasoo Taras... Taliyaaniga oo si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macro... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|