Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Xidhay Dugsi Ka Horyimid Awaamiirtii Dawlada maamulkiisiina Xabsiga Utaxaabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Xidhay Dugsi Ka Horyimid Awaamiirtii Dawlada maamulkiisiina Xabsiga Utaxaabtay.
April 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in ay xidheen dugsi diiday awaamiirtii dawlada ee lagu fasaxay waxbarashada dalka

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in ay maamulkiisiina xidheen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS