Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Qodob Hore Uga Soo Baxay Gudida Coronavirus Oo Culimada Jsl Ka Horyimaadeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Qodob Hore Uga Soo Baxay Gudida Coronavirus Oo Culimada Jsl Ka Horyimaadeen.
April 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta wasaaada diinta awqaafta somaliland ayaa faah faahin iyo tafsiil ka bixiyay qodob hore uga sooo baxay gudida ka hortaga xanuunka coronavirus oo lagu sheegay in la xidho masaajidada dalka kaasi oo ay adag uga horyimaadeen culimada somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS