|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo”Ex Wasiir Shucayb,
April 3, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha somaliland ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhaliilihii ugu cuslaa Ujeediyay golaha wakiilada oo uu sheegay in ay caqabad ku yihiin doorasho dalka ka dhaca,Xilkii umadu u idmatayna ay kaga mashquuleen dhaqaale raadis iyo in ay kolba cable eryadaan. Ex wasiir shucayb ayaa wax laga xumaadoku tilaamay talaabada golaha wakiiladu kusoo celiyeen labadii xubnood ee mucaaridka uga mid noqon lahaa komishanka doorashooyinka oo uu sheegay in ay buuxiyeen shuruudihii looga baahna. Dhanka kale ex wasiirka shucayb ayaa ka hadlay gabiley iyo isbadalada horumar ee ay ku talaabsatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/u67YHX4E3Xo
Related posts:Daawo:Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Jabouti Oo Loogu Baaqay In ay Xuska 18 May U Badalaan ... Daawo: Eng” Faysal Cali Warabe Oo Ka Hadlay Qodabadii Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatum... “Inaga Dhibta Ina Haysataa Waxaa Weeyi, Aqalka Madaxtooyada Oo Kaliya Ayay Taladii Ku Urursan Tahay”... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|