|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Lagu Gubay Qaad Tiro Badan Oo Lasoo Qabtay Isagoo Dalka Kootarobaan Kusoo Galaya.
April 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa ilaa habeenkii xalay soo qab qabtay jaad tiro badan oo la doonayay in uu Somaliland sharci daro kusoo galo kaidb markii xukumadu joojisay qaadka dalka soo galaya. Taliska ciidanka booliska ayaa goob fagaare ah ku gubay qaadkii ugu tirade badan ee ay qabteen ciidamada booliska Somaliland. Waxaana fagaaraha lagu gubayay jaadkan oo joog saraakiisha ciidanka booliska iyo xubno ka socda gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee gobolka maroodi jeex, Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ayaa sheegay in qaadkan ciidamada Boolisku gacanta ku so dhigeen uu ka koobna 200kilo Oo Jaadka Jabis ah ee dhaadheer iyo 100 Marduuf oo Dadar ah..
Dhanka kale Kale waxay Ciidamadu La Wareegeen Gaadiidkii Siday Qaadka Oo Ahaa Laba Baabuur …
Related posts:DAAWO; C/raxman Faroole oo kabaha la dulmaray M/weynaha Somalia Xasan Sheekh,Beesha Kuna Eedeeyay In... Hadalkii Wasiir Qambi Ee Loolanka Shir gudoonka Wakiiladu Ma Wuxuu Ahaa Codsi Cabdirasaaq Khaliif Ku... Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La yeeshay Wafti Ka Socda Dalka Koonfur Africa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|