Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africom Oo Sheegay Weeraro Ay Ku Fuliyeen Somaliya In Ay Ku Dileen Saraal Sare Oo Al Shabaab Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africom Oo Sheegay Weeraro Ay Ku Fuliyeen Somaliya In Ay Ku Dileen Saraal Sare Oo Al Shabaab Ah
April 7, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)- Taliska ciidamada maraykanka ee Africom ayaa sheegay weeraro ay ka fuliyeen gudaha somaliya in ay ku dileen saraalkii sare sare oo katirsan ururka al shabaab.

Sidoo kale ciidamada maraykanka ayaa sheegay weeraran ay fuliyeen in aanay jirin dad shacab oo khasaare kasoo gaadhay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS