”Talaabo Ayaanu Ka Qaadaynaa Gaadiidleyda Basaska Ee Lacagta Ku Kordhiya Shacabka”Badhasaabka G, Maroodi jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Talaabo Ayaanu Ka Qaadaynaa Gaadiidleyda Basaska Ee Lacagta Ku Kordhiya Shacabka”Badhasaabka G, Maroodi jeex.
April 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maamulka gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay go,aamadii kasoo baxay gudida a hortaga xanuunka coronavirus iyo waxyaabaha ka dhaqan galay

Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa hanjabaad culus udiray wadayaasha gadiidka basasa oo shacabka ku kordhiyay qiimihii lagu raaci jiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS