|
|||||
WAJAALE NEWS
“Suldaan Xasan Waxaan Leeyahay Sharafta Saldanada Subeer Awal Ilaali, Ta Qaranka Somalilandna Ilaali”Ugaas Cabdirasaaq,
April 11, 2020 - Written by Editor:“Boqorbuurmadow Wuxuuba Noqday Safiirka Somaliya Ufadhiya Emaraadka Ilaynay Waadiga Marwalba Ka Hadlaya Waxaan Laguu Dirane”Ugaas Cabdirasaaq, HARGAYSA(W,N)-Ugaas cabdirasaaq koosaar cali oo kamid madhaqameedkka somaliland gaar ahaan beelaha dega hargaysa iyo gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay qarkamid ah madxadhaqameedka jsl. Sidoo kale Ugaas Cabdirasaaq ayaa jawaabo kala duwan siisay Boqor Buurmadow,Suldaan maxamed Cabdiqaadir iyo suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi isagoo ugu baaqay in ay ku koobnaadaan arimaha dhaqanka balse aanay u hanqal taagin wadahadalada Somaliland iyo Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Markale Sheegay In Ay Talaabo ka Qaadayaan Siidhka Dalka Dibada Kasoo... ”Qoraalka Warbaahinta Wareegayaa Ee Uu Ku Jiro Magacayga, Waxaan Caddeynayaa In Aanu Aniga Ahayn” Ca... Raysal-wasaaraha Soomaliya Oo Gudi Baadha Usaaray Cabashada Waalidiin Caruurtoodii Tababar Loo Geeya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|