|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliya Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Qof Labaad Uu Coronavirus Ugu Dhintay Muqdisho.
April 10, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Wasaarada caafimaadka somaliya ayaa ka hadashay wararka sheegaya in qof labaad magaalada muqdisho ugu geeriyooday xanuunka coronavirus oo haley Marxuumka la sheegay in uu ugeeriyooday ayaa oxgen looga dhakhtarka somaliya uqorshaysay in la geeyo dadka uu cudurkaasi haleelay Wasiirka kuxigeenka wasaarada caafimaadka somaliya ayaa sheegay in aysuurto gal tahay cisbitaalkaasi aanu lahayn adeegyo caafimaad oo dadka lagu daryeel karo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Madax-Dhaqameed Uu Hogaaminayo Suldaanka Guud Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka,Fariimo Isbarkana Ud... “Caaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye, Habluhu Waa Isku Wada Mid, Mana kala jiraan Hablo Loo G... Wasaarada Diinta & Awqaafta Oo Shaacisay Dhaqaalaha Ay Xukuumadu Jsl Uqorshaysay La Dagaalka Mukhada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|