“Siyaasiyiintii Way Ku Fashilmeen Inay Umada Hogaamiyaan,Anagaa Metelayna Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya”C. Rashiid Jaambiir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Siyaasiyiintii Way Ku Fashilmeen Inay Umada Hogaamiyaan,Anagaa Metelayna Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya”C. Rashiid Jaambiir.
April 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)CHIEF Caali rashiid jaamac oo kamid ah madadhaqameedka Somaliland ayaa taageeray hadaladii kasoo yeedhay qaarkamid ah madaxdhaqmeedka dalka oo sheegay in ay galayaan wadahaladii Somaliland iyo somaliya udhexeeya

Sidoo kale caaqil rashiid ayaa ka dhawaajiyay in siyaasiyiinta Somaliland ku fashilmeen hogaamintii dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS