Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasiya, Sheegayna Inaan Shacabka Gobolka Awdal U Socon Xamar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasiya, Sheegayna Inaan Shacabka Gobolka Awdal U Socon Xamar.
April 15, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Siyaasiga Maxamed jaamac Abgaal oo Xilal Wasiirnimo ka Soo Qabtay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Ka hadlay Xaaladaha Taagan ee Wakhtigan Somaliland, Sidoo kale Waxaa uu Cadeeyey Arrimaha Wadahadalka Somaliland iyo Somalia in Aan Shacabka Gobolka Awdal Socon Muqdisho iyo Xamartoona.

COMMENTS
LINKS