Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ku Baaqay In Wadahadalka Somaliland La Galayso Somaliya Lagu Daro Siyaasiyiinta Rugcadaaga ah.
April 3, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi jawaan ayaa soo jeediyay in wadalada Somaliland iyo somaliya lagu daro siyaasiyiinta rugcadaaga iyo mujaahidiintii xalaasha ahaa ee soo halgamay