Safiirka Midowga Yurub Oo Ka Hadlay In la lunsaday Qoondadii Somaliland Ee Dhaqaalaha Yurub Ugu Deeqday Somaliya.
April 22, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Safiirka midowga yurub ufadhiya ayaa ka hadlay dhaqaale midowga yurub ugu deeqday somaliya oo qoondadii Somaliland ay lunsadeen madaxda somaliya iyo wakiilada yurub