|
|||||
WAJAALE NEWS
“Run Ahaantii Waxaa Nasiib Daro Ah In Dad Balaayo Doon Ahi, Abaabul Ka Sameeyeen Suuqa Gobonimo”Maayar Soltelco,
April 18, 2020 - Written by Editor:“Aqbali Mayno Oo Yeelimayno In Anaga La Noo Yeedhiyo Anagoo Banaynayna Suuqa Gobonimo Waxaa Halkaa Nooga Sameeya”Maayarka Caasimada. HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa oo uu Weheliyo Xoghayaha Dawlada Hoose oo caawa fiidkii warbaahinta la hadlay ayaa si cadho leh ugu jawaabay dad uu sheegay in ay bulshada kicinayaan kana soo horjeedaan horumarka iyo hagaajinta ay ka wadaan suuqyada magaalada hargaysa. Sidoo kale maayarka ayaa digniin udiray cidkasta oo isku dayda in ay shacabka kiciyaan ka faafiyaan warar been abuur ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/JeJ3rGFmz2I
Related posts:“Haday Taladu Inaga Qaloocato Ka Ku Fadhiyaana Ku Fadhiyi Maayo Ka Kusoo Socdaana Waxba Kusoo Gaadhi... DAAWO;-Siyaasi Abgaal Oo Sheegay In Aan Lagu Kalsoonaan Karin Mishiinka Lagu Baadho Coronavirus, far... Wasiirka Deegaanka Oo Maanta Gaadhay Magaalada Laascaanood, Dhagax Dhigtayna Xarun Wasaarada Deegaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|