|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaaradaha Dalka Ingiriiska Oo Xanuunka Coronavirus Awgii Loo Dhigay Cisbitaal.
April 5, 2020 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Xaaladda Ra,iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa Markii xaaladiisa caafimaad kasoo raywayday awgeed 10 Maalmood Ka Horna la xaqiijiyay in uu haleelay cudurka COVID-19. ayaa waxaa la dhigay cisbatalka si loola tacaalo xaaladiisa degi wayday.taasi oo xaaladiisu ka gudubtay “Stay At Home” iyo “Self-isolation” oo waxay gaadhay Intensive Care”. Taasi oo wakhtigan xaaladiisa caafimaad la gula tacaalayo Cisbitaal ku yaala magaalada London. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://www.bbc.com/news/uk-52177125 Related posts:Xukumadda Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Suldaan Sabayse iyo Axmed Muumin Seed Oo Cambaareeyay Xadh... Hay’adda Haweenka ee Qaramada Midoobay oo daahfurtay Istiraatijiyadda Barnaamijkeeda (2014-2016) ee ... Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Yeesha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|