Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin Murugo Leh Oo Ay La Wadaageen Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin Murugo Leh Oo Ay La Wadaageen Shacabka!
April 4, 2020 - Written by Editor:

LONODON(W,N)- Qoys soomali ah oo ku nool dalka ingiriiska ayaa aanay suurto galin in ay ka qaybgalaan aaska wiilooda oo u geeriyooday xanuunka faraha baas ku haya dunida Ee coronavirus kadib markii iyana lagaliyay karaantinimo maadaama looga shakisan yahay in uu haleelo cudurkan.

Wiilka somaliga ee ugeeriyooday coronavirus ayaa ahaa 19jir iyadoo ay sheegeen waalidkiisu in aanu qaban wax hore ee xanuun ah.

Qoyskan soomalida ah ee ka qaybgali kari waayay aaska wiilkooda ayaa dadka somalida ah la wadaagay sida ay uga murugaysan yihiin ka qaybgal la,aanta aaska wiilooda iyagoo fariin udiray dadka somalida eek u dhaqan daafaha dunida iyo dalka Uk

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN’;

https://youtu.be/vre0jRgH_dk

 

COMMENTS
LINKS